10/18/2026
MUXAADARO DIINI AH OO QIIMO BADAN – MASJIDKA AL-HUDA, SALT LAKE CITY, UTAH 🇺🇸🕌
Waxaa Masjidka Al-Huda ee magaalada Salt Lake City, gobolka Utah ee dalka Maraykanka, muxaadaro diini ah oo qiimo badan ka jeedinaya Fadiilatu Sheekh Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Cumar.
Muxaadaradan ayaa diiradda lagu saarayaa barashada diinta Islaamka, xoojinta iimaanka, akhlaaqda wanaagsan, midnimada bulshada Muslimiinta iyo muhiimadda ay masaajiddu u leeyihiin tarbiyadda iyo isku xirnaanta bulshada.
Waa fursad qaali ah oo bulshada Muslimiinta ee Salt Lake City iyo nawaaxigeeda ay kaga faa’iidaysan karaan cilmiga, waanada iyo dardaaranka Sheekh Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Cumar.
📍 Goobta: Masjidka Al-Huda – Salt Lake City, Utah, USA.
🎙️ Muxaadirka: Dr. Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Cumar.
📰 Wariye: Ahmed Muse Abdulle (Idaawaqaca)
Idaawaqaca News – Codka Bulshada iyo Wararka Caalamka.
🎙️ New to streaming or looking to level up? Check out StreamYard and get $10 discount! 😍