Triple A General Co.

Triple A General Co. Triple A General Co.

🌍 Ku soo dhowaada Triple A General Co.Triple A General Co. waxay idiin fududaynaysaa keenista iyo gaarsiinta dalabaadka ...
16/02/2026

🌍 Ku soo dhowaada Triple A General Co.

Triple A General Co. waxay idiin fududaynaysaa keenista iyo gaarsiinta dalabaadka caalamiga ah 🌐

Waxaan ka keenaa dalabaad laga dalbado:
✅ Europe
✅ Asia
✅ Africa

Waxaan hubinaynaa in alaabtaadu ku timaado si degdeg ah, ammaan ah, iyo kalsooni leh.

🔌 War farxad leh!
Waqti dhow waxaan ka hirgelin doonaa xarun Electronic oo casri ah magaalada Nairobi, Kenya, halkaas oo aad ka heli doontaan qalab kasta oo electronic ah oo tayo leh iyo qiimo macquul ah.

📦 Wixii dalabaad ah ama faahfaahin dheeraad ah:
📲 Nagala soo xiriir WhatsApp-ka shirkadda
📧 Ama Email-ka shirkadda

🤝 Waxaan mar walba idinku soo dhoweynaynaa gacmo furan, annagoo idiin balanqaadeyna:
✔️ Shaqo hufan
✔️ Daacadnimo
✔️ Adeeg tayo sare leh

Triple A General Co. – Kalsoonidaada waa mudnaantayada.

21/04/2022

Welcome

Address

Nairobi

Telephone

+254799729998

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Triple A General Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Triple A General Co.:

Share