Farxadsame footballer

Farxadsame footballer ku soo dhowoow hoyga ciyaaraha

Ugu danbeyn Chelsea waxay noqotey winners Psg dhulka afka loo daray Hambalyo hambalyo Chelsea 👏
13/07/2025

Ugu danbeyn Chelsea waxay noqotey winners

Psg dhulka afka loo daray

Hambalyo hambalyo Chelsea 👏

Chelsea halis weeye Yaryarkii dhulka Lala jaray 😂
13/07/2025

Chelsea halis weeye
Yaryarkii dhulka Lala jaray 😂

Psg mise Chelsea tee winners noqontoonta Ani ahaanteyda psg Ayan noqoney sababta oo ah wado adag ayay soo mareen intii u...
13/07/2025

Psg mise Chelsea tee winners noqontoonta
Ani ahaanteyda psg Ayan noqoney sababta oo ah wado adag ayay soo mareen intii uu cupkani socdey

Sadaali ciyarta xiisaha badan

Palmer vs dempele 🔥
13/07/2025

Palmer vs dempele 🔥

Here we go to real Madrid
11/07/2025

Here we go to real Madrid

Team of the weakPsg players keedu meelkasta waa ordayan 😂
10/07/2025

Team of the weak
Psg players keedu meelkasta waa ordayan 😂

Soo sheeg ciyaaryahaynka la ciyaar saddexda ciyaaryahan 👀
10/07/2025

Soo sheeg ciyaaryahaynka la ciyaar saddexda ciyaaryahan
👀

Enzo vs psg players Yaa ku guuleysan doonto caawinta CWC ?
10/07/2025

Enzo vs psg players
Yaa ku guuleysan doonto caawinta CWC ?

Manta oo kale 9 sano ka hor Cristiano Ronaldo ayaa xulkiisa Portugal u qaaday kobkoodu ugu horeeyey Ronaldo is a goat 🐐
10/07/2025

Manta oo kale 9 sano ka hor
Cristiano Ronaldo ayaa xulkiisa Portugal u qaaday kobkoodu ugu horeeyey
Ronaldo is a goat 🐐

Real waa hadhey psg waa Final Balse barce Aya laga jaraya intaa cawa na gaadhey 😂 Any way hambalyo psg 👏
09/07/2025

Real waa hadhey psg waa Final
Balse barce Aya laga jaraya intaa cawa na gaadhey 😂

Any way hambalyo psg 👏

Real Madrid line up Cawa kvara halis ayuu ku Jira valverde ayaa right back ka ciyaaraya
09/07/2025

Real Madrid line up
Cawa kvara halis ayuu ku Jira valverde ayaa right back ka ciyaaraya

Manchester United ayaa rajeyneysa inay Brentford heshiis kala gaarto Bryan Mbeumo ka hor inta aysan u duulin Mareykanka ...
09/07/2025

Manchester United ayaa rajeyneysa inay Brentford heshiis kala gaarto Bryan Mbeumo ka hor inta aysan u duulin Mareykanka halkaas oo ay ku soo ciyaari doonto kulamada Pre season-ka. [ Sports

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farxadsame footballer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category