Shaati Guduud

Shaati Guduud SRS

Midnimo web tv vs ina cali shoocaacWaxaan rabaa in aan ummadda la wadaago kala duwanaanshaha iyo isku mid ahaanshaha lab...
19/08/2022

Midnimo web tv vs ina cali shoocaac

Waxaan rabaa in aan ummadda la wadaago kala duwanaanshaha iyo isku mid ahaanshaha labo shaqsi oo labaduba activisteyaal ah oo mucaarad ku ah xukuumadda DDS.
Barigii ay TPLFtu dagaalka sooqaaday ee ay tiri addis ababa ayaan qabsanayaa ayay labaduba ahaayeen kuwo dadka qorqore ugaraaca oo fulay bajis ah, waxaan labadooduba kuwada dagaalami jirray postiyadooda hoostooda. Ina cali shoocaac waa geesi aan gabbanin sida aabihii oo aysan kulayl iyo qabow midna ku haynin cayda, canaanta, raddinta iyo kahor imaanshaha fikirkiisa. C/salaan waa wax dulqaad yar, fulay ah, adkaysi yar, oo aan isdifaaci karin, wuxuuna block ila dhigay markii uu ka xanuunsaday sawaariiq-weedheedka ooga imanayay dhankayga isagoo ukuli waayay difaaciddooda mana arkin illaa iyo xilligan pagekiisa iyo waxa uu soo dhigaba. Waxaan xaqiiqsaday in raggu haddii uu dagaal gali lahaana uu barqo carari lahaa C/salaam.
Wll haddii aadan adigu rag u bar-bardhigi karin ma aha inaad waasho kuwo nabad ah oo reerahooduna nabad yihiin, waana iga talo.
Dhallinyarooy nin aan malko idin kabixin karin yuusan idin duufsanin.

Waziirka waxbarashada deegaanka Soomaalida Mr. Cabdullaahi Cabdi Aadan oo booqanaya dhismaha dugsiga sare ee ka socda ma...
18/06/2022

Waziirka waxbarashada deegaanka Soomaalida Mr. Cabdullaahi Cabdi Aadan oo booqanaya dhismaha dugsiga sare ee ka socda magaalada Gode.

Farmajo will be elected Inshaa Allah
15/05/2022

Farmajo will be elected
Inshaa Allah

15/05/2022

Asc dhammaan asxaabta iyo saaxiibada aan barkulankan facebookga ku nahay friendska

Address

Market
Jijiga
SH

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaati Guduud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Shaati Guduud:

Share