Bar Kulanka Soomaalida Jarmalka

Bar Kulanka Soomaalida Jarmalka Kusoo Dhawoow Boggan Bar Kulanka Soomaalida Jarmalka, Waa Madal Loogu Talo Galay In Bulshada Soomaal

Waxa aan Halkan Idinkula Wadaagi Doonaa ,Dhacdooyinka Maalinlaha Ah, Macluumaadka Ku Sahabsan Waxbarashada, Caafimaadka , Shaqooyinka , Caymisyada ,Shuruucda Cusub Iyo Kuwa H**e U Jiray Ee Wax Kabadal Lagu Sameeyo Gudaha Dalkan Jarmalka, Sidoo Kale Waxaan Si Dhaw Idiinla Socodsiin Doonaa Shuruucda Magangalyada, Shuruucda Qaadashada Dhalashada Dalkan Jarmalka. Sidoo Kale Waxaan Idinla Socodsiindoonaa Shuruucda Gaadiidka iyo Wada Marista, Waxaan Talo Idinka Siin Doonaa Daymaha iyo Qofku Marka Uu Daymoobo Qaabka Uu Uuga Bixi Karo ,Uugana Hortagi Karo in Liiska Dayn Mabixiyayaasha Uu Galo. Waxaan Ka Madhnayn Asxaabta Nagu Xidhan Marka ay Su'aalo Noosoo Gudbiyaan in Aan Ka Haqab Tiri Doono dhanka Jawaabaha.

Adresse

Bonn
53117

Öffnungszeiten

Freitag 18:00 - 20:00
Samstag 14:00 - 18:00
Sonntag 16:00 - 18:00

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Bar Kulanka Soomaalida Jarmalka erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Bar Kulanka Soomaalida Jarmalka senden:

Verknüpfungen

Teilen