Qiimaha nolosha qofka bini adamka ah sharaftisa iyo cirdigiisa

Qiimaha nolosha qofka bini adamka ah sharaftisa iyo cirdigiisa Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qiimaha nolosha qofka bini adamka ah sharaftisa iyo cirdigiisa, 8515 106a, Edmonton, AB.

04/23/2021

Ramadan mubaarak everyone!

Qoralkaan waxan ugu talagay sadex qofood oo waliba dalkii ku nool (kan qurbaha ku nool kuma jiro) 1) Askariga dhalinyara...
03/02/2021

Qoralkaan waxan ugu talagay sadex qofood oo waliba dalkii ku nool (kan qurbaha ku nool kuma jiro) 1) Askariga dhalinyarada ah ee khai'nku qabiilka ku beer laxawsanayo 2)shacabka dhalinyarada ah ee kha'inka qabiil ku taagereeya 3) dumarka dhalinyarada ah ee kha'inku beenta qabii ku beer laxawsanayo

dulucda sheekadu: waa sadexdiinaasow maanta gacantiiney ku jirtaaye mid dooorta labadaas muqaal ee aan idin siiyey.

Codsi: (qoraalkaan cid gaar ah farta ha ku fiiqina)
Kaliya meshaan ka fiiri kee baa dantaada iyo mustaqbal kaagu ku jiraa.

Waxaan rajeyn qalbiyo hurday iney wax ka fahmaan.

Address

8515 106a
Edmonton, AB
T5H0K7

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qiimaha nolosha qofka bini adamka ah sharaftisa iyo cirdigiisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share