Kaabe charity organization

Kaabe charity organization Kaabe charity organization was founded in 2021 in hargele woreda, somali regional of Ethiopia by 11 of hargele educators in response to famine in afder zone.

19/03/2025

RAMADAN MUBARAK ๐ŸŒ™

Feed the fasting while the entire holly month of Ramadan

Kaabe charity organizationRamadan 1446 HC 2025 GC 120 qoys oo laga soo Kala xulay xaafadaha degmada hargelle Ayaan gaadh...
18/03/2025

Kaabe charity organization
Ramadan 1446 HC 2025 GC
120 qoys oo laga soo Kala xulay xaafadaha degmada hargelle Ayaan gaadhsinay deeq rashinka noocyadisa Kala duwan ah oo aan oogu talogalay afurinta dadka hayntoodu hoosayso

Kaabe charity organization Ramadan 1446 HC 2025 GC  woreda Afder zone, somali regional 120 HH Ramadan food packages deli...
18/03/2025

Kaabe charity organization
Ramadan 1446 HC 2025 GC
woreda Afder zone, somali regional

120 HH Ramadan food packages delivered

18/03/2025
Ramadan Kareem ๐ŸŒ™Congratulations to all Muslims around the world. We extend our heartfelt congratulations on the arrival ...
28/02/2025

Ramadan Kareem ๐ŸŒ™

Congratulations to all Muslims around the world. We extend our heartfelt congratulations on the arrival of the blessed month of Ramadan in the year 1446 HC (2025 GC).

It is important to note that this blessed month of Ramadan is a time when good deeds are multiplied, and the rewards for acts of worship are doubled.

Among the things that the Prophet (PBUH) advised us to do is to give charity (sadaqah).

Ramadan kariim ๐ŸŒ™Hambalyo dhaman musliminta kunool caalamka waxan idinku hambalyaynaynaa dhalashada bisha barakaysan ee r...
28/02/2025

Ramadan kariim ๐ŸŒ™

Hambalyo dhaman musliminta kunool caalamka waxan idinku hambalyaynaynaa dhalashada bisha barakaysan ee ramadaan sanadka 1446 HC 2025 GC

Waxa xusid mudan in bishan barakaysan ee ramadaan ay tahay bishi camalka wanagsan la laba jibaarayay ajarkiisa

Waxyabaha nabigu scw inoo dardaarmay waxaa kamid ah in aan sadaqada la baxno

Mashruuca cuntada ee ramadanta ๐ŸŒ™Naga caawi in aan cunto gaadhsiino 200 oo qoys bisha barakaysan ee ramadaan ๐ŸŒ™๐Ÿ™ Taageer q...
26/02/2025

Mashruuca cuntada ee ramadanta ๐ŸŒ™

Naga caawi in aan cunto gaadhsiino 200 oo qoys bisha barakaysan ee ramadaan ๐ŸŒ™

๐Ÿ™ Taageer qof baahan adiga oo sadaqaysanaya hal xidhmo oo cunto ah ama booyad biyo ah oo qoysas badan anfacda

๐Ÿ‘‰ xidhmada cuntada ah waxay ka koobantahay
- 25 kg bariis
- 25 kg sokor
- 25 kg bur
- 5 L saliid
- 5 kg Timir
- 2.5 kg caano

Kushub lacagta aad sadaqaysanayso
E-BIRR kaafi:- +251985114112
Magaca:- kaabe charity organization
Ama wac +251909433080
+251929530241
+251928812279
+251915552068

Ramadan is nearโ€”letโ€™s start giving now to ensure no family goes hungry.๐ŸŒ™By donating early, you help us prepare food supp...
26/02/2025

Ramadan is nearโ€”letโ€™s start giving now to ensure no family goes hungry.๐ŸŒ™

By donating early, you help us prepare food supplies in advance, so struggling families can break their fast with a nourishing meal from day one.

Donate now at Kaabe charity organization
Or contact us WhatsApp ๐Ÿ“ž 251909433080

Address

Hargele

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaabe charity organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share