Gode Agricultural research center

Gode Agricultural research center Hadal yar & howl badan ugu imo page-kan.

Aqoonyahan Abdihakin Macalin Cawil ayaa loomagacaabay Duqa Maamulka Magaaladda Dhegahbur.Waan aaminsanahay innuu kasoo b...
19/11/2025

Aqoonyahan Abdihakin Macalin Cawil ayaa loomagacaabay Duqa Maamulka Magaaladda Dhegahbur.

Waan aaminsanahay innuu kasoo bixidoonno xilkaas loo igmaday.

Abdihakin wuxuu kasoo shaqeeyay inbadan Machadka Cilmibaadhaasta xoolaha & beeraha DDS.wuxuunna ahaa shaqo karti badan oo run sheeg ah.

Hambalyo mudane.

Waxaa madasha Shirarka ee Mac-hadka  ka furmay Tababarka Shaqaalaha Xubnaha Xisbiga Barwaaqo ee Mac-hadka Cilmi-baadhist...
07/09/2025

Waxaa madasha Shirarka ee Mac-hadka ka furmay Tababarka Shaqaalaha Xubnaha Xisbiga Barwaaqo ee Mac-hadka Cilmi-baadhista xoolaha Iyo Beeraha DDS.

Tababarkan oo halkudhig loogadhigay Itoobiya oo noqota dal kudayasho mudan ayaa waxaa dhankooda qaadanaayay shaqaalawaynaha Mac-hadka waxaana daah-furay oo ahmiyada & u jeedada toobabarkan ka Hadlay Maareeye Kuxigeen-ka Guud Mac-hadka Cilmi-baadhista xoolaha iyo Beeraha Ee DDS, Mudane Mohamed Ibrahim kediye,

tababarkan ayaa lagu qaadan doonaa cashiro muhiima waxaana sidoo kale jiri doona doodo ay shaqaalaha & tababar bixiyayaashu ku wadaagi doonaan aragtiyo iyo khibradaha ku Aadan cashirada xisbiga ee lagu kobcinaayo Garaadka shaqaalaha.

15/04/2025
Dr.Abiye Ahmed ayaa saaka sidiiran loogusoo dhaweeyay magaaladda godey.Madaxweyne mustafe iyo qeyb-kamid ah golahiisa wa...
03/01/2025

Dr.Abiye Ahmed ayaa saaka sidiiran loogusoo dhaweeyay magaaladda godey.

Madaxweyne mustafe iyo qeyb-kamid ah golahiisa wasiirada ayaana kusoo dhaweeyay magaaladdani godey.

Kamidho-dhalinta qorshaha 2017 E.c ee xarunta cilmi-baadhista xoolaha iyo beeraha ee Godey ayaa ah mid heerkiissu uu sar...
28/12/2024

Kamidho-dhalinta qorshaha 2017 E.c ee xarunta cilmi-baadhista xoolaha iyo beeraha ee Godey ayaa ah mid heerkiissu uu sarreeyo taasoo micnaheeddu yahay inney xaruntu biloowdey gooynta qeyb-kamid ah mashruucyaddii tijaabinta;gaar-ahaan mashruuca sisinta ee waaxda caradda iyo biyaha.

Waxaa iyagguna kuxigi-doonna mashruucyo kale oo xarunta lagu tijaabinayo.

Xarunta cilmi-baadhista xoolaha iyo beeraha Godey ayaa maanta kuwareejisey xafiiska xoolaha degmadda beer-caano cows dha...
28/12/2024

Xarunta cilmi-baadhista xoolaha iyo beeraha Godey ayaa maanta kuwareejisey xafiiska xoolaha degmadda beer-caano cows dhan 12,100 oo xidhmo kaasoo qorshihiisa lahaa xafiiska xoolaha ee heer deegaan.

Xafiiska xoolaha ee heer deegaan ayaa runtii ah xafiis laleh wadashaqeyn ay kudheehantahay isla xisaabtan iyo karti shaqo,bulshadanna u haya shaqooyin mudan boggaadin.

Maareeye ku-xigeenka mac-hadka cilmi-baadhista DDS; ayaa booqday mashaariicda cilmi-baadhiseed ee ka socota xarunta Gode...
20/11/2024

Maareeye ku-xigeenka mac-hadka cilmi-baadhista DDS; ayaa booqday mashaariicda cilmi-baadhiseed ee ka socota xarunta Godey.
Run-ahaantii shaqo uu aad oogu farxay ayuu halkaasi kala kulmey maareeyuhu wuxuunna mahad-naq balaadhan ujeediyey dhammaan aqoonyahanadii shaqooyinkaasi sida hagar la'aanta ah u qabtey iyo maamulka xarunta oo kamidho-dhaliyey yoolkii xarunta oo ahaa inney xaruntu kor usiiwado dedaalkeeda iyo waxsoosaarkii tayada lahaa ee horey loogu bartey.

Gabo-gabaddii maareeyaha xarunta cilmi-baadhista Godey Mudane:- Ismail Hassen Hussein, ayaa issaguna ooga mahad-celiyey maareeye kuxigeenka guud ee mac-hadka cilmibaadhista DDS sida uu usoo booqdey unna soo indho-indheeyey shaqooyinka xarunta oo heer fiican maraya oogana mahadceliyey booqashadiisa.

"Godey is a center of excellent for production"

Tababarka xisbiga barwaaqo wareegiisa 4aad oo loo qabtey  xubnaha xisbiga barwaaqo ee Machadka cilmibaadhista DDS  ayaa ...
11/11/2024

Tababarka xisbiga barwaaqo wareegiisa 4aad oo loo qabtey xubnaha xisbiga barwaaqo ee Machadka cilmibaadhista DDS ayaa lagu qabtay madasha shirarka Machadka cilmibaadhista DDS.

Tababarkan oo hal ku dhag looga dhigay hiigsigeena sare waa damaanadda horumarkeena ayaa waxaa furay -Maareyaha Guud ee Machadka Cilmibaadhista Deeganka Mudane Mohamed Shariif.

Maareyaha ayaa sharaxaad dheer ka bixiyey tababarka iyo ahmiyada uu u leeyahay xubnaha xisbiga Barwaaqo Ee Machadka Cilmibaadhista Xoolaha iyo Beeraha.

Tababarkan oo socon doono mudo labo-maalmood ah ayaa la filayaa inuu wax wayn ka badali doono awooda fulineed ee xubnaha xisbiga Barwaaqo ee Macadka cilmhiaadhista DDS .

Tijaabadda beerista Bariiska Mashruuca Galbeedka Godey ee degmada Beer-caano oo guulaystay.Raysal wasaare kuxigeenka JDF...
27/08/2024

Tijaabadda beerista Bariiska Mashruuca Galbeedka Godey ee degmada Beer-caano oo guulaystay.

Raysal wasaare kuxigeenka JDFI, Temesgen Tiruneh iyo Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa daah furay goynta/jarista Bariiska Mashruuca Waraabka Galbeedka Godey ee degmada Beer-caano oo dhan 300 oo Hiktar.

Munaasibadda lagu daah-furayay Bariiskan ayay goob joog ahaayeen Madaxwayne kuxigeenka Xisbiga Barwaaqo ee Dalka lehna Awood Raysal wasaare kuxigeen ee dhanka Dhisidda Nidaamka Dimuqraadiyadda mudane Aadan Faarax Ibraahim, Wasiirka Maaliyadda Dalka mudane Axmed Shide, Madaxwayne Kuxigeenka DDS, mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, Wasiirka Beeraha Dalka Dr. Girma Amante iyo masuuliyiin kale.

Bariiskan oo la tijaabiyay ayaa la sheegay in lagu guulaystay, waxa uuna qorshuhu noqon doonaa in la ballaadhiyo wax-soo-saarkiisa, si looga kaaftoomo midka dibadda inooga yimaada, isku filnaanshaha damaanadda cuntadana kor loogu qaado.

Bishii March 21 keedii ayuu daah furay mashruucani beerista Bariiska Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar. Shan bilood kaddib ayaana la jarayaa Bariiskani oo tijaabadiisii lagu guulaysatay, daddaalkii la sameeyay dabadeed.

Madxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa sheegay in isbaddalkii kahor wax-soo-saarka Deegaanka oo ahaa 7 Milyan oo kintaal ay xukuumaddu gaadhsiisay in ka badan 26 Milyan oo Kintaal si isku filnaanshaha bulshada loo xaqiijiyo.

Axmed Cumar (Afjar) oo kamid ah, iskaashatada Kaamil Farm Product ee maalgashaday beerista Bariiska, kana mid ah qurbajoogta Deegaanka ayaa yidhi; In aad cunto Bariis aad adigu beeratay (dhulkaaga) iyo in aad cunto mid dibadda kaaga yimid oo dad shisheeye ay beerteen_ waa ay kala dhadhan duwanyihiin.

1750 Hiktar oo isugu jira noocyada kala duwan ee wax-soo-saarka sida: Bariis, Sisin, Galay, Masago yar-yarey iyo khudaarta qaybaheeda kala gadisan ayaa ka beeran agagaarka Mashruuca Waraabka Galbeedka Godey, kuwaasi oo ka faa'iidaysta biyaha Wabiga Shabeelle oo loo leexinayo qaab cilmiyaysan.

SRTV Somali

Mashruuca horumarinta hab-nololeedka bulshada xoolo-dhaqatada iyo xoolo-dhaqata beeralayda ayaa mashiinada lagu baadho c...
14/08/2024

Mashruuca horumarinta hab-nololeedka bulshada xoolo-dhaqatada iyo xoolo-dhaqata beeralayda ayaa mashiinada lagu baadho carrada iyo biyaha ku wareejiyay Mac'hadka Cilmibaadhista Xoolaha iyo Beeraha DDS.

Mashiinada oo ka kooban 4 nooc oo kala duwan ayaa looga faa'iidaysan doonaa shaqooyinka baadhista carrada iyo biyaha si loo-ogaado tayadooda iyo ku haboonida wax-soosaarka iyo isticmaalka kale .

Qalabkan oo ay ku baxday kudhawaad 19 milyan oo birr ,ayaa ah mid baahi weyn loo qabay oo fududayn- doona horumarinta waxsoosaarka beeraha ,biyaha iyo jidadka ,madaamoo uu awood uleeyahay kala saarida curiyayasha carrada ee ku haboon waxsoosaarka tayada biyaha ee dhinacyada waraabka iyo isticmaalka bulshada iyo sidoo kale tayada carrada ku fiican dhismaha jidadka.

Mashruuca LLRP iyo Mac'hadka Cilmibaadhista Xoolaha iyo Beeraha ayaa ka wada shaqeeya hawlaha lagu horumarinayo hab-nololeedka bulshada ,iyadoo laga shidaal qaadanayo samaynta daraasaadyo cilmiyaysan.

AGRICULTURAL LAWS TO KNOW1. Never target high seasons; high seasons come with their own challenges. Be a farmer, not a g...
26/07/2024

AGRICULTURAL LAWS TO KNOW

1. Never target high seasons; high seasons come with their own challenges. Be a farmer, not a gambler.

2. Choose at least three main crops and a crop rotation plan. Switching from one crop to another is not directly in your pocket.

3. Plan your farm and always have crops at different stages of age to ensure a constant supply.

4. No crop is profitable in itself; just master the advantages and disadvantages of a particular crop.

5. Having a lot is not a guarantee for successful farming.

6. Have a spraying and manurering plan and stick to it.

7. Never follow the advice of agro-veterinarians and agrochemical sales agents. Most of them are salespeople, not agronomists.

8. Try as much as possible to reduce agricultural expenses without compromising the quality of products.

9. Never hold onto a product if it is perishable. Sell it at prevailing prices.

10. Never plant a new seed on a large scale before testing it, unless you have seen it somewhere.

11. Never entrust your million-dollar idea to a farm worker; make sure you are present during critical stages of crop development until commercialization.

12. Never employ a close family member to manage your farm; most of them will let you down.

13. If you are neighboring farmers, plant the same crop.

14. Never apply agricultural information you get online without consulting your agronomist.

15. Always have a farm plan.

16. Old is always good. Most old seed varieties and chemicals will never disappoint you.

Passion is key and patience is vital in agriculture ✅️❤️💥🧑‍🌾

Address

Gode

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gode Agricultural research center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share