24/12/2023
Waxsoosaarka beeraha daroor iyo gunaanadka tababarka la magac baxay "(Aan ka guuro dayn oo u guuro Raasamal)
barwaaqo .
Tababar soo socday muddo 4 cisho ah oo xisbiga barwaaqo uu uhayay xubanaha xisbiga iyo shaqaalaha degmada daroor ayaa soo gabagaboobay maanta.
Gabagabadii tababarkan waxa la soo bandhigay waxsoosaarka beeraha degmada daroor oo gaadhay heerkiisii ugu sareeyay abid.
Waxaan aad ugu mahadcelinayaa xafiiska beeraha degmada daroor oo sanadka xooga saaray koboca iyo in kor looqaado waxsoosaarka beeraha,dadaal xoogana galiyay, sidoo kale beeralayda degmada daroor oo sanadka soo saray noocyada kala duwan ee khudaarta iyo midhaha la cuno sida :-
Dhamaan waxsoosaarkaasi wuxu ahaa kii maanta lagusoo bandhigay fagaaraha lagusoo xidhaayay tababarkan.
xasuusin mudan in beeralaydu maanta ay ku casuumeen tababartayaasha waxsoosaarkoodi sanadka oo tiro dad ah oo dhan 180 tababarte ay ku nusasaaceeyeen waxsoosaarkoodi sanadka.
ka guuro dayn oo uguuro Raasamaal.