Garaad khaliif cabdi ishish

Garaad khaliif cabdi ishish Kudhashay dhagax buur ku bar baaray dhagax buur

14/07/2026

Dadka qaar waxaa jira daacad nimadaada iyo naxariiistaada badan markay arkaan moodi inaadtahay doqon ay dantooda uun ka dhex arkaan adiguna aad ku garand ilaa ay shaqsiyadaada meel uga dhacaan waxayna jecelyihiin inay ku dhibaateeyaan yeelka doodee Mar hadayna waxba kaabadali karin waa ay kugu daali uun shaqsiyan markaan meelkasta ka fiiriyey waxaan gar waaqsaday inaan kali gay ahaado shaqsiyan anan danaynin
Bilaa buuq iyo xasi looni ku noolow wax iidhaama lawaa

02/07/2026
02/07/2026

"Geeridu waa xaq maanta niskii h**e waxaan hoygisi dhabta ahaa gaynay Allah naxaris wasac ah ha siiyo adeero Abshir muxumed(cudhi)
Hadana waxaa naf baxday Hooyo Ardo macalin Ibrahim😭😭
Runti waa laba geeriyod oo xanuun badan waase xaq waxaan illaahay uga baryayaa inuu qabriga u waasiciyo oo janooyinkisa ku macsuumo🤲🤲

inagana illaahay samir iyo iimaan ha inooga siyaadiyo dhamaanten

Mohamed Abshir Muhumed iyo dhamaan ree abshir cudhi
Abdulahi Cali Dayr iyo dhaaman ree Cali dayr
إنا لله وإنا إليه راجعون

Qalinjabinta Dufcadii 19aad ee Ciidanka Booliska Deegaanka Soomaalida ayaa maanta lagu qabtay kulliyadda tababarrada Boo...
02/07/2026

Qalinjabinta Dufcadii 19aad ee Ciidanka Booliska Deegaanka Soomaalida ayaa maanta lagu qabtay kulliyadda tababarrada Booliska DDS.

Munaasabaddan qalinjabinta ayaa waxaa ka qaybgalay Mudane Maxamed Muxumed Sugule, Hoggaan Kuxigeenka Xafiiska Nabadgelyada DDS, Sarreeye-guud Cabdi Cali Siyaad Komishineerka Komishinka Booliska DDS, Sareeye-guud Cabdiraxmaan Axmednuur Maareeyaha Kulliyadda Tababarada Booliska DDS, masuuliyiin heer-deegaan ah, Saraakiisha ciidanka booliska, macallimiin iyo marti-sharaf kale.

Ciidankan qalinjabiyay oo dhamaantood lagu soo xushay waxbarashada heerka koowaad/Degree iyo heerka labaad/Master, kadibna loo tababaray Inay ka midnoqdaan Saraakiisha ciidanka booliska, ayaa mudadii ay waxbarashada ku jireen ku soo qaatay aqoon iyo xirfado la xidhiidha sugidda amniga, ilaalinta sharciga, anshaxa ciidanka iyo u adeegidda bulshada. Arrintan ayaa qayb ka ah Dadaalada lagu tayaynayo laguna hormarinayo Ciidanka booliska

Masuuliyiintii halkaasi ka hadlay ayaa ugu hambalyeeyay qalin-jabiyeyaasha guusha ay gaadheen, iyaga oo ku boorriyay inay aqoonta iyo tababarka ay heleen u adeegsadaan ilaalinta nabadda, adkaynta amniga iyo u adeegidda bulshada si daacadnimo iyo masuuliyad leh.

Kugu maalay mudane madaxwayne Mustafa omer shansano oo amni iyo hormar ah Baan kaarajaynaynaa ishaa alaah iyo guulo bada...
30/06/2026

Kugu maalay mudane madaxwayne Mustafa omer shansano oo amni iyo hormar ah Baan kaarajaynaynaa ishaa alaah iyo guulo badan

waxaan halkan salaan umariynaa umada islaamka ah gaar ahaan shacab wayna ha dds khastan asxaabta qaaliga ah ehel iyo qar...
30/06/2026

waxaan halkan salaan umariynaa umada islaamka ah gaar ahaan shacab wayna ha dds khastan asxaabta qaaliga ah ehel iyo qaraababa waxaan leeyahay danbigeena iyo kii waalidkeed ba eebe hainoo danbidhaafo

dadkay goo is raacay daawada gacmaha is qabsaday daawaada waamagaaladay dii oo israacaday masuul dhalin iyo waayeel ba w...
09/05/2026

dadkay goo is raacay daawada gacmaha is qabsaday daawaada waamagaaladay dii oo israacaday masuul dhalin iyo waayeel ba waxay isku raaceen in xisba barwaaqo codkeena aan siino waa xisbi hormar iyo nabad galyo muuqata umadeena uqabtay waxaana leeyahay horaa loo tijaabiyoo majiro xisbi aan bar bar dhigi karaa guul balaadhan ayaan urajaynayaa

Address

2street
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garaad khaliif cabdi ishish posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share